Maxaa Laga Qoray Todobaad-kaan Kooxda Arsenal? Record-ka Warbixinada & Wararka..
Arsenal ayaa ku badisay garoonka Emirates 400 oo kulan oo Premier Leaque ah.!🔥 #AFC .!❤️
Macalin Arteta kooxda waxa uu ka dhigay koox faraha loga gubanaayo.!🔥Trust The Process.
Record after Records kadib koobaka wuu imaanayaa insha alah.
Come on Gooners.! 🔴⚪ #AFC.!.
Bukayo Saka ayaa ah caawiyaha ugu sareeya shanta horyaal ee ugu waa-ween yurub xilli ciyaareed-kaan isaga oo wata
●7 🅰️ caawin.!
Saka waa wax kale xilli ciyaareed-kaan.!🔴⚪️
Waa ciyaaryahankii labaad ee sidaas sameeya kadib Robin van Persie.
Kai Havertz marka la joogo Emirates Stadium waa mid aad u shidan. 🔥👑
1. Ronaldo (118)
2. Sterling (110)
3. Giggs (92)
4. Rashford & B. Saka (91)
5. Walcott (75)
Ha iloowin Bukayo Saka weli waa da'yar 23 jir ah intas iyo in ka badan laga filanayo.
Star 🌟 Boy 🌶 Bukayo Saka 7️⃣ 🔥
Bukayo saka ayaa ah xiddiga ugu caawinta badan xilli ciyaareedkaan asigoo caawiyay 7️⃣🅰️Goal.
Sidoo kale 2️⃣ Goal ayuu dhaliyay isku dar waxa uu ku lug yeeshay 9️⃣ Goal 7️⃣-kualan gudahooda Horyaalka Premier League-ga.
⚽🎯 vs. Wolves
🎯 🆚 Aston Villa
🎯 🆚 Brighton
🎯 🆚 Spurs
🎯 🆚 Man City
❌ 🆚 Leicester
🎯🎯 🆚 Southampton
Bukayo Saka is Master Class 🔥.
𝐑𝐀𝐒𝐌𝐈: Xulka Germany ayaa xaqiijiyay in Kai Havertz uu ka maqnaan doono ciyaaraha soo socda oo ay la ciyaari doonaan xulalka kala ah Bosnia iyo Netherlands kadib dhaawac ka soo gaaray dhanka canqowga.
Nasiib wacan Soo kabash wacan kai Havertz 😪🔴⚪.
🆇🅰🆂🆄🆄🆂🅸🅽:Kooxda Arsenal ayaanan laga badin xilli ciyaareedkaan.
Arsenal waxa ay ciyaartay:
🔟-Kulan
7️⃣-guulood
0️⃣-wax guul-daro lama kulmin.
Waxaa la aadi doona fasaxa qaramada ciyaartoyda Arsenal nasiib wacan ayaan leenahay.
Hadii fasaxa laga soo laabto waa side kulmada ku so wajahan kooxda Arsenal 🔴⚪️.
6️⃣-da kulan ee kooxda ku soo wajahan waa:
Bournemouth (A)
Shakhtar Donetsk (H)
Liverpool (H)
Preston (A)
Newcastle (A)
Inter Milan (A)
Imisa dhibcood ayay kula tahay iney heli doonto ama imisa ayay guul gaari kartaa kooxda Arsenal. #AFC🔴⚪️!!!.
Fikirkaga noogu reeb dhanka hoose ee Faalada.